Tartanka K/cagta Qaramada Yurub “Euro 2020” oo dib loo dhigay (Sababta)

Tartanka Qaramada Yurub ee Euro 2020 oo afartii sanaba mar la qabto ayaa dib loo dhigay muddo hal sanno ah ilaa 2021 sababo la xiriira cudurka safmarka ah ee Coronavirus. Guddiyada kubadda cagta ee Yurub ayaa go’aankaasi ku gaaray shir degdeg ah oo ay yeesheen kaasoo ka qeybqaateen madaxda ay arrintaasi khusayso. Tartanka oo la … Continue reading Tartanka K/cagta Qaramada Yurub “Euro 2020” oo dib loo dhigay (Sababta)